Wasiirro katirsan Xukuumadda Soomaaliya oo Amar cusub la siiyay (Daawo Sawirro)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa kulan la qaatay Wasiiradda xubnaha ka ah Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha . Kulanka ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa xubno ka tirsan Dalladda Ururrada aan dawliga ahayn,waxa uuna ku-simaha Ra’isul Wasaaraha ka dhagaystay xogihii ugu danbeeyey ee la … Continue reading Wasiirro katirsan Xukuumadda Soomaaliya oo Amar cusub la siiyay (Daawo Sawirro)